Ciidamada Dowlada iyo kuwa Galmudug oo la wareegay Saldhiga Guriceel iyo Dagaalka oo…

Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya iyo ciidamada maamulka Galmudug ayaa lagu soo waramayaa in ay la wareegeen saldhiga booliiska magaalada Guriceel oo horey gacanta kooxda Ahlu Sunna ugu jiray. Sida aan wararka ku heleyno ciidamada huwanta ah ayaa dagaal culus oo ka dhacay Guriceel ugu suurto gashay in ay kula wareegaan saldhiga booliiska ee Guriceel iyo … Continue reading Ciidamada Dowlada iyo kuwa Galmudug oo la wareegay Saldhiga Guriceel iyo Dagaalka oo…